Furahanolosha.tk
ka baro wax walba
  • Home
    • Windsor
    • Aqoon kororsi
      • Furahanolosha Live TV
      • Cashiro
        • Xisaab
          • Computerka
            • Heeso
            • Download
            • Heeso Qoraal leh
            • Ila Qosol
            • Chatroom
            • Contuct us
            • live soccer
            • Dhageyso Quran
            • Hor'umar

            All Stars Game

            Allstar vs Horseed on 10 september 2011, The coach will chose 11 players including goalie.

            Gabo gabada koopka Ramadanka

            Horyaalka Ramadaanka oo aad la isugu dheggan yahay, Kooxda Horseed 8 dhibcood, Madacadda 7 Dibcood, Jeenyo 6 Dhibcood, Munisiibio 6 Dhibcood, kuliggodna hal ciyaar ayaa u hartay, Berrito Axadda Madbacadda iyo Jeenyo, isniintana Horseed iyo Munishibiyo.

            Kooxda Madbacada oo Wacdaro dhigay

            Picture
            Kooxda Madbacadda oo Qub moos ah u dhigtay Kooxda Horseed uguna xoog sheegatay 8-1, Ciyaartaas oo ay ka maqnaayeen Yaasir iyo Nur Roble ayaa dhalinyarada Madbacaddu wacdaro fiican ka dhigeen Garoonka

            HTML Comment Box is loading comments...

            Cupki Ramadaanka oo Soo Gababoobay
            Horseed Champions. Kooxda Horseed ayaa jeenyo 2-1 ugu xoog sheegatay, ciyaartaas oo aad isugu dheelli tirnayd, oo weliba Jeenyo gacan sarraysay inta badan ayaa , rigoore unneccessary ah ay galeen difaaca Jeenyo, taasoo sababtay goolka hore, wax la is weeraraba, goolkii labaad ayaa kudhashay contra-attack oo axmed yare ayaa si fiican ug baasay Zakariye. Wax yar kaddib ayaa jeenyo hal gool dhashteen, ciyaartiina iyagoo weli weerar haya ayay dhamaatay.

            Ahmed Aaal: "Walahi Ninkii aan ka keenay Kitchner in uu Sidaan ii galaayo waa mid anan filayn" 

            Powered by Create your own unique website with customizable templates.